DAAWO MUQAAL:Kenya Oo Kaga Naxisay dhalin yarada Soomalida Kenya Xabsina Dhigtay in ka Badan 50 Dhalin yaro Iyo amar Culus

Ciidamada Amaanka Kenya Oo labadii habeen Ugu danbeyey Howl galo ka wadey xafada Islii magalaada Nairobi Ayaa Xidhay In ka Badan 200 boqolo oo Dhalin yaro Soomaaliya Kuwaasi Oo Inta Badan ahaa Dhalin yarada Schoolada Wax ka Barta.

Dhalin yaradani la Xidhay ayaa lagu eedeyey Inay Habaeenkii Dhac ka Geystaan xafada islii Ee magaalada Nairobi waxana Lagu Xukumay Inay Bixiyaan Hal Malyan Oo Shilin Kenyab Ah Una Dhiganta Kumana Dolar.

Dhalin yarad badan Ayaa inta Badan la Geyey Maxkamad ku taala Magaalada Nairobi waxana Lagu Eedeyey Inay yahiin kuwa Amaan darad Iyo dhac ka Geysta Xaafada Soomaalida Ee islii Iyadoona Telefoonada gacanta Ka Furta Shacabka.

Maxkamada Sare Ee Kenya Oo Dhawaan Joojisey In la Ciliyo Qaxoontiga Ayaa ku Badashey inay ciidamada Amaanka Kenya Ka Howl galaan magaalada Nairobi Iyo xafada islii ayna Dhalinta Dhibatada wada Soo qabtaa