Daawo R/Wasaaraha Dalka Turkiga oo oohin La Aamusiin Kari Waayey…Maxay Tahay Sababtu?
Ka dib dagaaladii sida xun loogu hoobtay ee ka dhacay Dalka Seyria ee ay ku dhinteen dadka badan,Waxa oohinta ku kaliftay markii la weydiiyey su’aal ku saabsan caruurta yar- yar ee aadka u fara badan ee Sunta lagu xasuuqay tasoo oohin sida aad arkayseen ka keentay aadna uu uga murugooday.