Daawo Video.. Axkaamta iyo Adaabta Salaada Jimcaha.

Waxa muhiim ah in marka Salaada Jimcaha in la fahmo arkaanta iyo waxyaalaha looga baahan yahay in qofku sameeyo,Sheekhu waxa uu ka shekeynayaa Axkaamta iyo Adaabta Salaada Jimcaha oo u baahan in si wacan loo barto laguna dhaqmo.#

Fadlan si wacan u dhagayso waxa aan filayaa in aad wax weyn ka fahmo doonto oo uu ku anfici doono.