Daawo Video: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Markii U Horaysay Bulshada U Faahfaahiyay Wax Qabadka Dowladiisa Mudadii Ay Jirtay + Su’aalo Dadweynuhu Si Toosa U Weydiinayaan

Aug 31, 2013 Mogadishu (SM) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho iyo Dawlada oo si toos (live) ah uga baxayay radio Muqdisho, iyadoo daawadayaasha telefishinka qaranka ee ku sugan daafaha caalamka ay si toos (live) ah u daawanayeen su’aalana lagu weydiiyay madaxweynaha.