Daawo Video : Xisbiga Mucaaradka Garabka Bidix Ee Dalka Sweden Oo Kulan Baroor Diiq Ah u sameeyey Wiilkii Soomaaliyeed Oo Muqdisho Lagu Dilay + Sawirro »

Aug 26, 2013 Sweden(SM) – Boqolaal qof oo u dhashay dalka Sweden iyo boqolaal kale oo Ajnabi iyo Soomaali ayaa isugu yimid gogol Tacsi loogu baroordiiqayay Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxiin Muxyadiin Xaaji Xasan oo todobaadaadkii horay dablay hubaysani ay weerar ku qaaday gaari ay wateen iyadoo uu halkaasi ku nafwaayey C/rixiin, halka uu dhaawac ka soo gaadhay Haweeney la socotay oo dalka Sweden u dhalatay.

 

 

 

 

 

Salaanmedia/London