DAAWO:Muuqaal Taariikhi ah oo ku saabsaan dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya1977

London Aug 03,2013(SM)-Waa Cajalad Muuqaal ah oo ka warbixineysa dagaalkii dhex maray dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo sida caalamku ula kala saftay labada dal.

Cajalada ayaa ka warbixineysa sida guul degdega ay Soomaalidu dagaalka uga soo hoysay iyo sida ciidamada Cuba iyo kuwa Ruushku ay markii danbe ugu celiyeen degaanadii Soomaalidu xoreysay,DAAWO