Darajada Ciidanka G/togdheer Lagu Taxay Iyo Dareenada kala Gadisan Ee Ciidanka Ku Gadaaman Iyo Masuuliyiin Xuukumada ka Socday Oo Ka Qayb Galay

Darajada Ciidanka G/togdheer Lagu Taxay Iyo Dareenada kala Gadisan Ee Ciidanka Ku Gadaaman Iyo Masuuliyiin Xuukumada ka Socday Oo Ka Qayb Galay
1146670_420385694746154_907091175_n

Ciidamada kala Gadisan ee G/Togdheer Ayaa Saaka Si Rasmi Ah loogu Taxay Daroojooyinka Nooceeda kala Duwan Saalda ciidul Fidriga ka Bacdi Iyadoo ay goob joogayaalna Ay ka Ahaayeen Wasiirka Xanaanada Xoolaha S/land Dr;Cabdi Aw Daahir Cali Iyo Gudoomiyaha gobolka Togdheer Axmed Cumar X c/llaahi (Xamarji) Iyo taliyaha Qaybta police ka Burao Axmed xassan C/Raxmaan (Ilka-Case)

1000568_420387591412631_1067115449_n
Dareenka Ciidamada Kala Duwan Ee G/Togdheer Oo saaka Ay ka Muuqatay Mid cid kastaa ay Ka Turjumi Karayso Markii Darajooyinka kala Duwan lagu Taxay .halka Ciidanka Qaar Ka Mid Ahina Ay Farxad Aan La Qiyaasi Karayni Ay ka muuqatay. Ciidanka Qaar kalana ay ka Muuqatay cadho iyo Waji Gabax Murugaysani
Ka Dib markii Askari markii Hore Ahaa Askari uu Xukumo Taliye masull ka ahi ..uu Noqday askarigii La xukumaayay mid ka daraja Sareeya Taliyihiisii Xukumaayay. Waxaanay taasi keentay Inay ka muuqato Askarigii Darajada sare lasiiyayna Farxadi halka Taliyihii Xukumaayayna ay ka Soo if Baxdo Cadho Iyo Murugo……………………

1013243_420386414746082_703966221_n 556751_420387344745989_1999177577_n

 

 

 

 

 

 

 

Cabdikahli Diiriye

Salaanmedia/Burco