Faalo.. guddidii Talo iyo Tawfiiq ya karaamadi ka qaaday?

RX

2012 labadi ayey ku dhawaaqday HabarYoonis Bari iney shirweyne ay beelweynta HY u qabato si aayaheeda, iyo baahiyaha beesha meelkasta kala daadsan si loogaado, hadi shacab noqoto ama ay dawladu dhaqaaqeedi ay gaabisey.
Hadaba shirki wu dhacay, waana leysugu yimi dal iyo debed, qodobo aad u maqaam sareeya oo u qalma beesha aya ka so baxay.
Waxa nasiib xuma ah, iney qodobadi ay ku danbeeyeen theory iyo guddi guuxweyn.
Sida la wada ogyahay inaan wali cabashooyenki HY Bari wali waxaba lagama qaban, maalin walbana ay dhibatooyenki kaso kordhiyaan xaga Dawalada, iyo Hay’adaha kala duwan, hadana sida cad ee badheedhka ah ay xaaldi ama dufaanki reerka lagu aasiyey inu u so gudbey HY Burco taaso Ardaaa waliba ay gaarkooda u shiriyaan, kolkey quus ka gaadheen guddidi shirki Talo iyo Tawfiiq.

Ugu danbeeynti xalaadaha Beesha HY oo mudooyenki ugu danbeeyey dib socod mooye marnaba laga hayn wax midnima ah, iyo iyagi dhexdooda leysu ciidameeniyo si dano dawladeed lo fuliyo.

Bye. Muse Diriye sandaq