8/8/13
CIID WANAAGSAN
Waxa  aan hanbalyo udirayaa
Dhammaan  ummadda islaam ka meel kastooy adduunka ka joogaan
Gaar  ahaan umadda soomaali laan
Â
Maal maheenan ciidee wanaag (CAADIL inasiiyay
camalkii sanbay waajib tahay
ciidan kii noqo,e
caruur tiyo haween kaa xarago
lagu casuumaaye,
cishadaa bakhayl nimo ayaa
 ceeba fara weyne
 waa calaamad dunidii muslina Â
caana weligeedeÂ
carrab kuna salaan gaarabaaÂ
uu celceli yaayeÂ
kulli caam inaa khayr tihiin
 cayn walba usheegye
 calooshiinna xaadhoo ka jiraÂ
culuq inuu jiifo .
cabsi ( EEBBAHAY ) yay marnabaÂ
ciiro kaa qaqrinin .
cudur daarna haw yeelin iyo cadawga shaydaana .
ceesh kii xalaalana baryadaÂ
( CAADIL ) kaga tuugaÂ
cunideeda xaaraan ayay marnaba
 buuxin caman kaaga.Â
Colaadiyo  fidmada yaad unoqon . ceelka laga dhaansho .
cisho timiba khayr fala sidaan cadhaba kuu daarin .
carbintii samaan dhalisabaaÂ
lagu cigaalaaye .Â
codka iyo salaan  tana ka dhiga
 kii samaan curiya .
nabaduna aday caana iyoÂ
wiil cad kuu dhaliye .
 cimrigaa inay leexatiyoÂ
ciiris ka ilaali .Â
walaal kaa cadaad iyo qodxaha
 caran car haw aasin
BISIN ) KAWÂ QABSADAÂ XAAJADOO
CAAQILÂ NIMOÂ MUUJA
.
CIIDÂ WANAAGSANÂ CIIDÂ WANAAGSAN
SANNADÂ WALBAÂ INNAKOOÂ NABAd IYO CAAFIMAADA.