Gudoomiyaha Waddani ee arimaha Siyaasadda UK Nagiib Maxamed Cismaan oo beeniyey in Xubno xisbiga Waddani ahi ay u digo rogteed Kulmiye.

Gudoomiyaha Waddani ee arimaha Siyaasadda UK Nagiib Maxamed Cismaan oo beeniyey in Xubno xisbiga Waddani ahi ay u digo rogteed Kulmiye. Waxa uu fariin uu duubay kaga waramay in labada xubnood ee warbaahinta kusoo baxay sheegayna inay Xisbiga Waddani ahaan jireen aanay waxba ka jirin,”Mudo hore oo 6 bilood laga joogo ayey xisbiga iska casileen,Waana nasiib daro in ay wax aan waxba ka jirin ay warbaahinta gashadaan,Kama xumin in ay xisbi kale ku biiraan lakiin in ay xisbi ayaanu kasoo baxnay ay wax ku radsadaan maaha wax wacan waxaanuna leenahay xisbigaa aad gasheen ku adkaysta oo meelo kale ha tagina.

Waddani Media/UK