JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Ref 1234 14/08/2013
UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh
Hogaanka sare ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka ucid,Gudida fulinta,Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga ucid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: FAYSAL CALI XUSEEN iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid MARXUUM CALI SUCUUD XAAJI MAXAMED FIIRAAN Kaas oo Caawa ku geeriyoodey Wadanka Sucuudi Arabiya Gaar ahaan magaalada JUBIIL
Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII IYO QARAABADII REER XAAJI FIIRAAN IYO REER XAAJI CALI WARAABEBA uu marxuumku ka baxay
Aamiin Aamiin Aamiin
Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID
Yusuf Keyse Allahi