Mudaharaad aad u balaadhan oo maanta Arbaca 7.8.13 ah ka dhacay badhtamaha London oo looga soo horjeedo go’aanka lagu xayiraayo xawaaladdaha.

IMG_8949

 

Picture 578

Waxa ka dhacay Maanta badhtamaha magaaladda London  oo kubeegan maalin Arbaca 07.8.13  mudaharaad aad u balaadhan oo looga soo horjeedo xayiraada Bank BARCLAY uu kusoo rogay lacagaha la diraayo ee ay dirayaan xawaaladaha Soomaalidu,Banaan baxan oo ka dhacay irida hore ee Aqalka Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska David Cameroon,

IMG_8933

Salaan media_007

Mudaharaadka oo aad u balaadhnaa waxa dadku ay ku muujinaayeen sida ay uga soo horjeedaan go’aanka uu qaatay Barclays ee uu ku xayiraayo xawaaladdaha Soomaalida iyo kuwa kaleba ,Dadka badankiisu waxa ay siteen calamo iyo boodhadh ay ku muujinaayeen sida ay uga soo horjeedaan Go’aanka,Waxa la gudbiyey (Petition)Waraaqo la saxeexay oo muujinaaya sida ay dadku uga soo horjeedan arinkan oo dhibaato ku keenaya hadii la joojiyo dad aad u fara badan oo ku kala nool caalamka iyo dadka Soomaalida ah oo ku tiirsan lacagaha dabada looga diro.

IMG_8942IMG_8953IMG_8955IMG_8959IMG_9095IMG_9117IMG_8939IMG_9067IMG_9038

IMG_9102IMG_9117IMG_9100IMG_9098IMG_9093IMG_9086IMG_9084IMG_9047IMG_9033IMG_9031IMG_9027IMG_9019IMG_9018IMG_9008IMG_8981IMG_8975IMG_8968IMG_8959IMG_8952
IMG_8947IMG_8938IMG_8933IMG_8932IMG_8913

Picture 578 Picture 597 (1) Picture 568 Picture 601 Picture 600

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Fadlan la soco warbixin iyo Video aan idiin hayno Insha Allah.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Â