(Daawo Video)Hees Qiiro Leh Ka Qaaday Muqdisho …Qaxooti Waad Ka Dheregteen….

“Qaxooti Waad Ka Dheregteen, Quudhsi Waad Ka Dheregteen, Tahriib Waad Ku Dhimaateen, Dhib Aduunka Soo Mara Kulli Waad Dhadhamiseen” Fanaaniinta Jabuuti Oo Hees Qiiro Leh Ka Qaaday Muqdisho (Daawo Video)