Qurba jooga beel waynta reer Xuseen ee qaarada Maraykanka oo baaq u diraya shirkadaa baadhista shidaalka iyo xukuumada u fasaxday.

BAAQ

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Aqoon yahanka, Wax garadka ,Siyaasiinta  qurba jooga   Beelwayta Reer Xuseen ee ku dhaqan dalka Maraykanka,,,, ee  u dhashay degaan Gobolka Togdheer  gaar ahaan magaalada  Burco  ayaa  kulan ay ku kulmeen shir Tellefan Conferece ah,,, ay ka soo sareen Baaq Kulul oo ay u dirayaan  Shirkadaha  shidaal qodista iyo waliba  Xukuumada  u fasaxday ,,, kuna tageerayaan  shirkii  manta  ka qabsoomay magalada Burco gaar ahan huteelka Golis  ee ay isugu yimadeen  , madax dhaqameedka  iyo wax garadka iyo siyaasiyiinta rer Xuseen, waxaanay  ku tagereen qodobadii ka soobaxay shirkaa gebi ahaaba ,,,,ee   ku wajahna  shirkadaha  shidal qodista ee  ku soo duushay, dhul ay degen yiin kumanan dad ah oo   IIlahay ku abuuray iyaga oo aan waxba ka waydiin , 

Hadab  Baaqan ayaa  sidan u dhignaa,

 
 
Hadaanu  nahay qurba jooga  beel waynta rer Xuseen  waxanu  uga digaynaa shirkada shiidalka  ka baadhayasa  degamada   , BANKA AROORI IYO  BALIDA QOOLILI IYO GUBADO . in ay faraha kala baxaan ,   wax  mashruuca ah  oo laga fulin karaa anu  jiri karin iyada oo aan  dadka degaanka u dhasahay lala socodsiin,
 
Waxanu  halakan ka cadaynayanaa  in aan rer Xuseen diidanayn marnaba  in la soo saro khayraka dalka ku jira ee ay rali ka yihiin in la soo saro khayraadka  dalka ku dheehan,  sifo  sharci ah oo aan lagu dulmayn dadka degaankaaa ku nool Dad iyo Xoolaba ,,,
 lakiin anay  cidna  ka yeelay  in degaanka rer ku dego   oo aan  dadka degen   ee  dhibta ka imanaysa iyo xalufka dagaanka ku dhacaya  in  layska indha tiro  oo la baal maro, iyada oo aan  la qiimayan  khasaraha ka iman kara   ee  ku habsan doona  dad iyo xoolaba ,
 
Waxanu Xukuumadan u fasaxaday uga digayanaa in anay nabad gelyo daro ka Abuurin guud ahaan gobolka Togdheer ,, gaar ahana magaalada Burco  ,
  waxanu  bayaankan ku cadaynayana   dhibatada  ka abuuranta ama  ka dhalata  duulanka  balaadhan  ee xaqdarada ah  ee  dhul boobka  ku salaysan,, in   cawaaqib xumada ka dhalata ay  dusha saran doonaan  xukuumada iyo  shirkada shiidaal baadhista ee dhul boobka ku jiraa,
 

 

 Ugu danbayana wax aanu  ku baraarujinayanaa  dhaman beel waynta  rer xuseen gudo iyo debadba  in ka diyaar garooban  ,   
 
 
 
Qurba jooga   beelweynta rer xuseen ,  U S AÂ