Qurba jooga beelweynta Reer Xuseen ee ku nool UK aya tageero buuxda la garab taagan qodobadi ka so baxay shirki ay beesu (RX) ku dhigatay magaalada Burco, iyo dhamaan magacyada Tageerayashaasi
Bismillah walxamdulillah,
Salaan ka dib waraaqadan waxay muujinisa taageero ku socota shirki ay beelweynta Reer Xuseen ay ku yeeshin magaalada Burco 10-08-2013 shirkaas oo ay beeshu ku dhaleecinisey baaq kaso yeedhey shirkadaha shidaalka, madaam degmooyinka ay beeshu degto laga helay Kheyraad dabiici ah.
Shirkaas ay Salaadiinti, Cuqaashi iyo wax garadki beeshu ay so sareen waxa ku taageeriya Qurba joogta reerka ee ku nool cariga Ingriiska:
1-Nuux Qarad
2-Cali Muuse Diiriye
3-Cabdi Burco
4-Saciid Cabdi
5-Xamse Xaamud Guleed
6-Xamdi Xaamud guleed
7-Maxamed Nuux Guleed
8-Muuse Diriye Jaamac
9-Cabdi ladiif Maxamed Ciise
10-Xuseen Xaamud
11-Xasan Xaamud
12-Fuad Cali Muuse
13Jaamac Axmed iidle
14-Fahiima Ummal
15-Farxaan Ramaale
16-Amiin Shaqale Cige
17-Xamse Cabdi Kaadhin
18-Faysal Macalin
19-Maxamed Cali Jaakuli
20-Khaliif Ramaale
21-Keyse Ibraahim
22-Axmed Ismaaciil Maxamed Carab
23-Naasir Ismaaciil
24-Cali Cabdi Kaadhiin
25-Keyse Diiriye Sandaq
26-Jeylaani Diiriye
27-Maxamed Carab
28- CabdiRaxiim Nuux Guleed
29-Cumar Qolaab
30-Khadar Barre Muxumed Aw Jaamac
31-Maxamed Xaashi Muxumed Aw Jaamac
32-Cabdallah Xirsi Loogod
33-Saleeban Axmed Gocay
34-Cabqani Carab
35- Mukhtar Cabdi Cabdillahi
36-Maxamed Cabdillahi Ciise
37- Ismaacil Maxamed Xasan (Qolaab)
38-Axmed Maxamed Xasan (Qolaab)
39- Cabdi Kariim Xaaji Raan
Wa Billahi Tawfiiq