Sida aad aragtaan sawirkani waxa uu ahaa mudo ku dhow 7 sano mar madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu ku sugnaa London oo uu olole ugu jirey sidii uu xukunka Somaliland gacanta ugu dhigi lahaa..Waxa uu la kulmay qaar ka mid ah jaaliyadda Somaliland iyoTageerayaasha Xisbiga Kulmiye.Waxa aanu idiinka soo xulnay qolka kaydka Sawiradda.Insha allah todobaadkiiba sawir xusuus ah ayaanu idiin soo gudbin donaaa.
Salaanmedia.com/London
info@salaanmedia.com