Taariikhdii Hooyadii Mu’minaadka Khadiija Bintu Khuwaylid. W/Q: Xaawo Farax Cismaan Jaamac (Coomay)

u_108123d_2013-8-17-19-24-59f_COOMAY1-150x150-70x70

Rasuulka awawgii Cabdu mudalib markii uu geeriyooday waxaa kafaala qaaday adeerkii Abaa daalib oo aan wax xoola ah haysan waxaanu u sheegay Rasuulka in uu ushaqo tago Khadiija (R.C) Rasuulkuna waxa uu kuyidhi mawaydiisan karo shaqo ee hadii EEBE ii qadaro shaqo waan kaheli ALLEayaa qadaray oo khadiija markay maqashay nabiyullaah maxamed- amiin(NNK) inuu yahay mid aaaminaa fariin ayay u soodirtay odhanaysa waxaan rabaa inaad kushaqayso xoolahayga, aritaa markii rasuulka (NNK) loo sheegay way ku ferxeen wayna soo dhaweeyeen safarkii uhoreeyay ee tijaarada waxa ku wahelinaayay Maysara oo ahaa gacan yarihii Khadiija ALLE raali haka ahaadee.

intii lagu guda jiray safarkaa oo ay ku tageen shaam waxa Rasuulka lagu soo arkay calaamado muujinaaya ifafeelaha kasoo muuqday soo bixida nabi cusub waxaana kamid ahaa in uu Rasuulku geed fadhiistay kadibna waxa arkay raahib kamidahaa culimadii diimihii hore wax kayiqiin waxa uu waydiiyay Maysara wa,ayo ninkan waxaana loo sheegay inuu yahay nin reer quraysha oo safarkii Khadiija wada raahibkii waxa uu yidhi geedkan mafadhiistaan cid aan ahayn nabiyada, markalle oo Rasuulka lagu yidhi kudhaaro Laata iyo Cusa waa sanam yadii ay caabudi jireen, uudiiday waayo ALLE waa ka,ilaashay waxa xun ilaa diinta horteed, markii laga soo noqday safarkii sham ee tijaarada ahaa waxa uu Rasuulku soo hooyay macaash aan hore loo arag, Khadiijana waxaa looga waramay waxii lagu soo arkay Rasuulka (NNK) Khadiija markay aragtay wanaaga faraha badan ee uu ku sifoobay Rasuulku (NNK) waxay damacday inay isguur sadaan laakiin waxa caqabad kunoqotay sidii ay ugu sheegi lahayd arintan sababta oo ah waxay ahayd gabadh xishood badan oo dhawrsoon.

se warkaa waxay usheegtay saaxiibadeed Nufaysa kadib Nufaysa waxay utagtay Rasuulka (NNK) oo ay waydiisay maxaad uguursan wayday Rasuulkuna ugu jawaabay sidan dhaqaale la,aan uunbaa iga hortaagan ee waan guursan la,haa Nufaysana waxay kutidhi kawaran hadii ay jirto gabadh ALLE kumanaystay xoolo iyo akhlaaq wanaagsan Rasuulkuna (NNK) waxa uu yidhi waa arin wanaagsan hadii lahelo waxay usheegtay inay tahay Khadiija warkaana uu soo dhaweeyay Nufaysa waxay ku noqotay Khadiija arintiina way u sheegtay, waxa lagaadhay xiligii xaflada doonista Khadiija, wakhtigaana Rasuulku waxa ay da,diisu ahayd 25jir Khadiijana waxay ahayd 40 jir, halkaa ayaan qaybaha danbe kasii wadi doona waxaanan arki doonaa haduu ALLAha awoodalle ogolaado, siday qayb libaax uga qaadatay dacwadu markay socod baradka ahayd?

Lasoco qaybaha danbe
Xawa-Farax Cismaan Jaamac
Xawafarax12@outlook.com
Hargaysa,somaliland