Tacsi Ka Timi Taageerayaasha Xisbiga Waddani Ee Denmark Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka Geeriyooday Suldaan Bare Warsame .
Anaga oo ah Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee Denmark, waxaanu Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyskii uu ka Geeriyooday Suldaan Bare Warsame iyo waliba dhamaanba Shacabka ReerSomaliland…Su
Af-hayeenka Xisbiga Waddani Laantiisa Denmark. Osman Abdillahi Sool…..Freelanc