Udiyaar garoowga Soomaaliyada cusub ee qarniga 21aad

download (2)

Waxaan dhamaanteen kawada dharagsanahay marxalada somaliya ay maanta kusugantahay iyo waaga cusub ee ubaryey sidii ay saaxada siyaasada caalamka somaliya dib ugu soo noqotay iyadoo dawladaha TURKIGA,UK,USA,JAPAN,EU,NORWAY, dhamaantood ay uwada dirsadeen diblomaasiyiin siyaasadeed oo umatala Somaliyana ay u aqoonsadeen in dawlada kajirtaa ay dawlad rasmiya tahay oo wax lala qabto sidaas daraadeed waxaanu ubaahanahay shacabka kuwada dhaqan geeska afrika ee dega xuduudka ereteriya ilaa iyo kenya gudaheeda ee ku aftirsada qawmiyada DIRKA  oo ka kooban

download (3)

 

 { MADAXWEYNE DIR= AKISHE,GURGURE, GURRE, LAYIILE, JIIDLE, WARDAY, BOORANE, JAARSO IYO DHAMAAN ILMO CALI MADAXWEYNE OO DEGA ITOOBIYA KENYA IYO SOMALIA,} {MADOOBE DIR =ciise madoobe oo dega itoobiya, djaputi iyo somaliland}{ MADALUUG DIR= samaroon, iyo madaluug jilibadaiisa oo kala dega shabeelaha hoose, hiiraan, bay iyo bakool,gedo, iyo jubooyinka ahna qabiil loo yaqaano digil,}{ MAHE DIR= surre, isaaq,biyomaal, gaatsan,magaadle, lo’jir, garre quraanyoow iyo ilmo mahe oo kuwo kala baahay ruwanda,burundi,iyo ugaanda,}

download

 

Waxaanu dhamaan ugu baaqaynaa umada ku aftirsata beelaha direed dhamaan caalamka meelwalba oo ay joogaan inuu socdo diyaargaroowgii ugu baladhnaa ee loogu diyaargaroobayo sidii qayb libaaxle looga qaadan lahaa dawladnimada iyo horumarka kasocda dalka somalia oo ah arin weyn oo abaabulkeeda ay kuwada jiraan dhamaan siyaasiyiinta beesha direed ee baarlamaanka Somaliya oo uu madax uyahay raisal baarlamaanku xigeenka MAHAD CABDALLE CAWAD oo ay kujiraan dhamaan wasiirada beelaha iyo xilibaanadaba  ganacsatada beelaha iyo dhamaan beeraleeyda,qurbo jooga oo ay hogaaminayaa gudida beelaha direed ee UK iyo suldaanka guud ee beelaha direed  suldaan CABDULQAADIR, waxaanan usoo gudbinaynaa dhamaan beelaha direed  ee geeska afrika inay udiyaar garoobaan midnimada iyo horumarka beelaha sidii loo sii xoojin lahaa waxna loola qabsan lahaa walaalaha Soomaliyeed ee nabada jecel ee aan cadaw nagu soo hoaaminaynin dawladanimada somaliyeedna loo xoojin lahaa dawlad xumi dawlad la’aan bay dhaantaa ha iska liidatee waxuun bay noo qabanaysa cadawgana inaan ka ilaalino dawlanimadana kawad faaidaysano taas ayaa noo wada balana. 

Habiil Cabdi Haybe

London