Wadladaha USA iyo UK oo Suuriya weerar cirkaa ku qaadi doona Maalinta Jimcaha

An image grab taken from a video uploaded on YouTube on August 26, 2013 allegedly shows a UN inspectors (C) visiting a hospital in the Damascus suburb of Moadamiyet al-Sham. (AFP Photo)

(SM)27 Augost Wadanka Maraykanka iyo Uk ayaa qorshayna isla todobkan gudihiisa inay laba cisho oo duqayn culus ku garacan saldhigyada Ciidanka dawlada syria oo ay ku eedeyeen inay sunta halista ah dadka shacabka Ah ee reer syria ku baabisay xili ay duqan u gaysteen ciidanka Madaxwayne Bashar al asad magalada Jobar oo mucaradka wadakasi uu fadhiisimo ku leeyahay Dawladana kasoo werero.

Afhayeen u hadlay aqalka cad ayaa sheegay in maraykanka iyo wadanka Uk ay Qorshaynaya in 48 sacadood ee so socda ay werer duqayn ah ku qadan saldhigyada ciidanka syria ee casimada wadanka syria ee damascus iyo gobolada Kale ee wadankasi.

(FILE PHOTO) The guided-missile cruiser USS Gettysburg (CG 64) (L) and the aircraft carrier USS Harry S. Truman (CVN 75) transiting the Strait of Gibraltar on their way to the Mediterranean Sea. (AFP Photo / Jamie Cosby)

Waxa si degdeg ah warbahinta reer galbeedku usoo tabisay sawirada Marakibta Xanbarta diyaraha aanu radalku qaban oo kusii jeeda Bada Mediterranean  kuwasoo lafilayo inay gadhan xudaha Cuprus oo u dhow wadanka Syria iyo Turkey halkasoo la filayo in sacadaha soo socda duqaymo culus ay ka gaysan Donan ciidanka maraykanka iyo Uk oo wada socda.

Reuters / Chris Helgren

Wadanka Russia oo Xulufo adag la ah wadanka Syria ayaa dignin adag u diray Wadanka maraykanka iyo Uk hadii ay isku dayaan inay duqaymo ka gaystaan Gudaha wadanka Syria inay kala kulmi donan Cawaqib xumo ba’an oo bariga Dhexena usoo jiidi doonta Qas iyo dagal cusub.

Deputy Minister of Foreign Affairs Gennady Gatilov (RIA Novosti / Vladimir Fedorenko)