Xukuumada Somaliya Oo Si Kulul U Cambaareysay Falkii Kufsiga Ee Ciidamda AMISOM U Gaysteen Haweenay Somaliyeed + Wasiir Dr. Maryan Qaasim Oo Ka Hadashay Go’aanka MSF

Aug 15,2013 Muqdisho(SM) – Dawlada federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay kufsi lagu eedeeyay ciidamada dawlada iyo kuwa AMISOM oo la sheegay in hooyo Soomaaliyeed loogu geystay xerada Maslax ee magaalada Muqdisho.Sido kale Wasiir Maryan Qaasim ayaa ka hadashay go’aankii Hay’adda MSF.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Salaanmedia/Mogdisho