Anagoo Ah Dhaamaan Reer Ahmed Salaan Iyo Caruurtooda Waxa Aanu Tacsi U Direynaa Dhamaan Reer Yuusuf Macalin Geeriga ku timid Walaalkood …Marxuum Mustafa Yuusuf Macalin.

INAALILAHI WAINAAILEYHI RAJICUUN.

tacsi21

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Anagoo ah dhaamaan Reer Ahmed Axmed Xasan(Reer Axmed Salaan) iyo Caruurtooda waxa aanu TACSI  tiraanyo  leh u direynaa dhamaan reer  Yuusuf Macalin geerida ku timid walaalkood. Marxuum Mustafe Yuusuf Macalin oo ku geeriyooday Jig-Jiga. ILAAHAYNA waxaan uga baryaynaa janadii fardoowsa,Eheladii iyo Qaraabadii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan Ilaahay ha siiyo.

Hooyo Amina Aw Muuse Cateeye

Hooyo Xali Cilmi Jibriil

Siciid Ahmed  Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Sado Ahmed  Salaan odeygeeda iyo caruurteeda

Hinda Ahmed Salaan  iyo caruurteeda caruurteeda

C/Rashiid Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Muna Ahmed  Salaan iyo Odaygeeda iyo caruurtiisa

Farah Ahmed Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Amiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Mukhtaar Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Xamse Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Ayaan Ahmed  Salaan iyo odeygeeda iyo caruurteeda

Xasan Ramadaan Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

C/wahaab  Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Nuuradiin    Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Kamaaladiin Ahmed Salaan iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa

Dhaamaan dadkaas oo kala jooga Somaliland,Saudi Arabia,Canada,USA,London,Sweden.

 

Amiin                                   Amiin                           Amiin