DAAWO DEG DEG:Nin ka Soo baxsaday Goobtii Weerarka lagu qaaday ee Westgate Oo Ka Sheekeyey Wuxuu Arkay.

Ninkasoo Bad Baaday Goor Dhowayd Goobta afduubka iyo dilku ka dhacay ka dhacday ee Ah Suuqa weyn ee West Gate ayaa wuxuu ku Qayliyey waxa uu Halkaasi kusoo Arkay “Anigu Ma arag Soomaali, Waxaan Arakay Carab Xoog wayn” ayuu yidhi.

Kooxdii Dablayda ahayd ee Halkaasi ku Sugnayd ayaan wali Lagu Guulaysan In Laga Saaro, Iyadoona Ay Iska Soo Daba Dhacayso Dhimashada iyo Kharaaha Baaxada leh ee ka Dhashay Halkaasi.

Lama Ogo Halka uu Xaalku ku Danbayn Doono iyo Sida Ciimda Millettery ga Dalka Kenay ay Haatan ula Dhaqmi Doonaan Kooxahaas Mudo Dheer Kadib.