Daawo Muqaal:Kulankii Jaaliyada Somaliland ee London iyo Mareeyaha SLTV Khadar Cali Gaas IYO Xildhibaan Golaha Deganka Burco Mubarik Yusuf (Bidhi)

Muqaalkaas aad aragtaan waxa uu ahaa kulankii xalay oo ku beegnayd 8.9.13 ayaa West London Somaliland Community ay kulan u qabteen ku saabsan is waraysi iyo su;aalo la weydiinaayey Mareeyaha TV qaranka Somaliland Khadar Cali Gaas iyo Xildhibaan laga soo doorto golaha Degaanka Burco Mubaarik Yusuf (Bidhi).

Waxa aan idiin soo gudbin Donaa Insha Allah warbixintooda ay soo jeediyeen oo dhameystiran lasocda fadlan dhawaan.

Salaanmedia/London