Daawo Pro.Samatar Oo Waraysi Dheer kaga Waramay Dhacdooyinka Somaliya Ka Jira, Talooyina Usoo Jeediyay Kooxda Khaatumo

Sep 22, 2013 (SM) – Pro.Samatar ayaa waraysi uu siiyay mid kamida saxaafada Somaliland kaga kaga waramay Dhacdooyinka somaliya ka jira, sidoo kale Pro.Samatar wuxuu Kula Taliyay Kooxda Khaatumo inay Somaliland usoo noqdaan oo ay Tartamada Xalaashaha ah ee ka jira ka Qayb galaan oo Garbaha la isqabsado