Daawo Sawirda:Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb-Galay Xaflada Qalin-Jabinta Dufcadii 7-aad Ee Jaamacada Golis

(SM:Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad balaadhan oo loo sameeyey dufcaddii todobaad ee ka qalin jebisa jaamacadda Golis ee Magaaladda Hargeysa.

Salaanmedia/Hargaysa