DAAWO SAWIRO SIDA DHULKA LOOLA SIMAY DABAQII DHEERAA EE WESTGATE MALL IYO SIDA HANTI UGU BURBURTEY

Daawo Sawiradii Ugu Danbeeyay: Dhismaha Westgate Oo Bur Buray Iyo Hanti Badan Oo Ku baa-ba’ay

Sawiro naxdin leh oo laga soo qaaday bur burka Westgate ayaa banaanka la keenay kadib howlgal afar maalin qaatay oo ciidamada Kenya ay kaga soo furteen dhismahaas Koox Islaamiyiin ah

Sawirkii ugu horeeyay ee laga soo qaaday gudaha dhimsha ayaa muujinaya inay bur bureen guud ahaan dhismihii dabaqa iyo xarumo badan oo ay alaabo yaaleen

Qiiq xoogan iyo uuro ayay mar isqabsaday dhimsha Westgate, waxana xigay qaraxyo iyo rasaas aad uxoogan oo la aamisan yahay in Kooxda hubaysan ay dabaqa ku bur burinaysay.

1 2 3 4 5 6

 

Â