Waxaa 5tii bishaan aynu ku jirno magaalada Toronto ee cariga Dalka Canada lagu dilay Allaha u naxariistee Yuusuf Tifoow oo ah Wiil Soomaaliyeed oo jiray 16 sano,,
Aaskii wiilka (Inanka) ayaa waxaa kasoo qey galay dadweyne aad u fara badan ,sidoo kale waxaa kasoo qeybgalay fanaanka caanka ah ee Somaaliyeed Cabdiqaadir Jubba asiga oo halkaasi hadalo tiiraanyo leh kasoo jeediyay,Jubba oo ilmada iska celin kariwaayay dhibaatada iyo dilmada joogtada ah ee loo geysanaayo shacabka Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhimanaaya iyo weliba dilmada caruurta Soomaaliyeed oo meel walba qurbaha aad ugu dhimanaaya.
HOOS KA DAAWO JUBA OO ILMEYNAYA