DAAWO VIDEO SIR AH:Kooxdii Qarxisay Westgate Oo Iyagoo sii baxsanaya Hoose kamira u Duubtay.

Tv Kamida Kuwa dalka Kenaya Ayaa wuxuu Soo Bandigay Muuqaalka Dagaalkii oo Si LIVE uga Socda Xaruntii West Gate ee Dhowaan la Weeraray.

Sidoo kale Waxaa la Xusay Kooxo Kamida kuwiii Weerarka soo Qaaday oo Iyagu Goobta ka baxsaday Madudadii uu Dagaalku Socday.

Weerarkaan ayaa Wuxuu Siwayn u Gil Gilay Guud ahaan Caalamka oo Dhan, Iyadoona Ay Sheegteen Kooxda ee Al-shabaab.

Salaanmedia/Mogdisho