Daawo Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Oodweyne.

Sept 18, 2013, Oodweyne (SM) – Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maalmahanba safar shaqo ku marayey gobolada bari ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Oodweyne.