Waxaa goor dhow furmay Shirkii Hiigsiga cusub ee Soomaaliya ee loogu magac daray New deal, waxaana shirkaasi oo weli socda qudbado ka jeedinayo madaxdii ka soo qeyb gashay.
Dhanka kale waxaa goobta uu shirka ka dhacayo ka bilowday Banaanbaxyo Khal Geliyey Shirkii ay dhigayaan Jaaliyadaha kala duwan kuwaasi oo ka soo horjeeda Dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxay Cabireen Dareenkooda iyo Dhibaatada Xoogan ay Ka tabanayaan Dawlada Xasan Sheekh, Sidoo kalana waxaa Banaanbaxa kusoo Biiray Jaaliyada Dalka Jabuuti.
HOOS KA DAAWO SAWIRADA QAYB KAMIDA BANAAN BAXAYAASHA MAANTA