Dukaanka Al-Amaan oo ku yaala Bariga London xaafadda Whitchapel iyo Stepney Dhexdooda ha moogaan.

Sida aynu la wada socono waxa dalkan Ingiriiska degan Soomaali aad u badan oo ku kala nool daafaha dalkan Ingiriiska, Waxa dadka Soomaalida ah ee dalkan ku nooli ay isugu jiraan qaar dedaal aad u fara badan sameeya bulshada dhexdeeda.Qaar xaga waxbarashada meelo sare ka gaadha sanadadii ugu danbeysay iyo dadkale oo xaga gacansiga aad looga qadariyo dalkan Ingiriiska.

Waxa aan dhawaan booqasho ku soo booqday qaar ka mid ah ganacsiga dadka Soomaalida ahi ay ku leeyihiin xaafada Bariga London oo aan booqasho ku tagay dukaan aad u balaadhan oo aad ka helayso wax yaalo aad u fara badan oo kala du-duwan.

Dukaanka Al-Amaan waa dukaan aad u balaadhan oo ku yaala Bariga magaaladda London waxa uu u dhaxeeyaa Whitechapel iyo Stepney oo ay Soomaalidu aad ugu badan yihiin.Waa Dukaan aad u balaadhan oo aad ka helayto alaabooyin aad u fara badan oo kala jaad-jaad ah, Waxyaalaha uu iibiyo waxa ka mid ah,Kutubta Diiniga ah, kuwa afcarabiga Inglish iyo Carabi, Dharka Cadarada,Alaabooyinka Dumarku isku qurxiyaan,Waxa kale oo aad dukaanka  Al-Amaan aad ka helaysaa sharaabyada noocyadooda kala duwan oo ah rafaariiq iyo jimlad, Waxa kale oo aad ka helaysaa dharka oo Dumar iyo Ragba, Wixii macluumaad ah kala soo xidhiidh Dukaanka cinwaankiisa hoosta ku yaala..

Fadlan hadii aad doonayso inaad soo booqato ama aad xiiseynayso in aad ogaato waxa uu hayo cinwaanka hoos ku yaala akhriso.

Al-Amaan..112 Mile End Road Stepney London E1 4UN

Tell/Fax…(44)2077909666…MOB:07958688890

Email…abuuhamda@hotmail.co.uk

IMG_0047 (800x533)IMG_0048 (800x533)IMG_0049 (800x533)IMG_0050 (800x533)IMG_0050IMG_0051 (800x533)IMG_0052 (800x533)IMG_0053 (800x533)IMG_0054 (800x533)IMG_0054IMG_0056 (800x533)IMG_0057 (800x533)IMG_0058 (800x533)IMG_0058IMG_0059IMG_0060 (800x533)IMG_0061 (800x533)IMG_0062 (800x533)IMG_0063 (800x533)IMG_0064 (800x533)IMG_0065 (800x533)IMG_0066 (800x533)IMG_0067 (800x533)IMG_0068 (800x533)IMG_0069 (800x533)IMG_0070 (800x533)IMG_0071 (800x533)IMG_0072 (800x533)IMG_0073 (800x533)IMG_0073IMG_0074 (800x533)IMG_0075 (800x533)IMG_0076 (800x533)IMG_0077 (800x533)IMG_0078 (800x533)IMG_0079 (800x533)IMG_0080 (800x533)IMG_0081 (800x533)IMG_0082 (800x533)IMG_0083 (800x533)IMG_0084 (800x533)IMG_0085 (800x533)IMG_0086 (800x533)IMG_0087 (800x533)IMG_0088 (800x533)IMG_0089 (800x533)IMG_0091 (800x533)IMG_0092 (800x533)IMG_0093 (800x533)IMG_0096 (800x533)IMG_0097 (800x533)

 

 

 

 

 

 

 

 

IMG_0098 (800x533)

 

Â