Halkan ka Akhriso Liiska 20-ka Jaamacadood ee dunida ugu sareeya Talow kuwa Soomaaliya kuyaal maku jiraan

images

Waxaa lasoo saaray Liiska Jaamacadaha ugu horeeya aduunyada waxana kaalmaha ugu horeeya ka galay Jaamacado ku yaala Dalalka Mareykanka iyo Ingiriiska.

Maraykanka ayaa laga soo saaray Liiskan jaamacadaha ugu wanaagsan Aduunka oo la isku halayn karo, waxaana la sheegay inay hogaanka jaamacadaha aduunka ay u korkacayaan Massachusetts Institute of Technology (MIT) iyo Harvard University.

Liiska Jaamacadah Dunida ugu sareeya ee lasoo saaray ayaa gaaraya ilaa 100-Jaamacood hasa ahatee waxaan kasoo qaadanay ilaa 20-ka ugu horeeya , 

Halkan ka Akhriso 20-ka Jaamacadood ee Dunida ugu sareeya

1. Massachusetts Institute of Technology (MIT)
2. Harvard University Harvard University
3. University of Cambridge (United Kingdom
4. UCL (University College London) (United Kingdom)
5. Imperial College London (United Kingdom)
6. University of Oxford University of Oxford (United Kingdom)
7. Stanford University Stanford University (United States)
8. Yale University Yale University (United States)
9. University of Chicago University of Chicago (United States)
10. California Institute of Technology (Caltech) (United States)
11. Princeton University Princeton University (United States)
12. ETH Zurich (Swiss Federal Institute of Technology) Switzerland
13. University of Pennsylvania (United States)
14. Columbia University (United States
15. Cornell University (United States)
16. Johns Hopkins University (United States)
17. University of Edinburgh (United Kingdom)
18. University of Toronto (Canada)
19. Ecole Polytechnique Fédérale de Lausanne (Switzerland)
20. King’s College London (KCL)

Salaanmedia/Hargaysa