Hambalyo Hambalyo Khadar Osman Fadal iyo marwadiisa Deeqa Osman Abdillahi oo arooskoodu dhawaan ka dhacay magaalada Hargeisa. By Hamse - September 1, 2013 Hambalyo Hambalyo Khadar Osman Fadal iyo marwadiisa Deeqa Osman Abdillahi oo arooskoodu dhawaan ka dhacay magaalada Hargeisa. waxaan leeyahay Ilaahay haydinka yeelo reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr lehna Eebe kala siiyo. ameeeeeeeeeeen ameeeeeeeeeeeeeeen ameeeeeeeeeeeeeeeen…