Heestii Sanadka oo uu qaadayo …Fanaanka reer London Aadan Qays iyo heestiisa la baxday Marwo 2013.

Fanaan Aadan Qays oo soo saaray Hees aad looga helay cariga Ingiriiska iyo dhamaan dadka afka Soomaaliga ku hadla. Fanaan Aadan Qays oo ah nin dhalinyaro reer London ah in badana ku jirey xaga fanka ayaa hees midhaheeda iyo habka ay u dhacayso heestu ay noqotay arin dhalinyarada iyo dadka heesaha hiiseeyaa ay aad uga heleen, Waxa heesta oo ay inan dhaalinyaro ahi la qaadayso lagu qaaday badhtamaha magaaladda London, tasoo soo jiidatay qaar badan oo heesaha jecel, boga Facebooga ayey dhinaca kale ka noqotay heestani caan oo dadku isu dir-dirayaa,tasoo keentay in dad badan ay soo jiidatay heestani.

Daawasho wacan