Labadda Xisbi Mucaarid Ee WADDANI iyo UCID Oo Qalinka ku duugay heshiis.

image

Hargeysa(SM) Sept.06, 2013-Labada xisbi mucaarid ee Somaliland waa WADNI iyo UCID oo kala saxeexday heshiis ku saabsan diiwaan galinta doorashooyinka,heshiiskan oo ay labada gudoomiye kala saxeexdeen waxa uu u dhignaa sidan.