Madaxweyne JSL Muj.Ahmed M.Siilaanyo Waa Nin Qarran ,Ummaddaa U Baahan !,By Belel.

Waxaan salaamayaa Ummadda JSL Meelkasta ay kala joogaan  Qurrbaha iyo Dalka gudihiisaba ,Dowladda iyo Shacabkaba iyo saxaafadda Xorta ah e bahda hadhwanaagnews uGu horayso .

Mujaahidka Ruugcaddaaga ah loo qiray inuu Hogaamiye Qarran yahay ,Waxqabad badan oo Dalka JSL badidiisa laga dareemay ayuu muujiyay ,Waxqabadkaa waxa weli ka qatan oo loogu dambaysiiyay Degaankii uu Madaxweynuhu udhashay iyo Beelihii uu kazoo jeeday ,Xataa Beelaha Saamigoodii wayay ee Dowladdan ka maqan waxaa ka mid ah Beesha Moxamed Sh. Isaxaaq {Cimraan]

 

oo Saamigii ay xaqa u lahaayeen laga duudsiyay Markii ay ka xishoodeen inay sida Beelaha qaar Saxaafadda adeegsadaan .

 

madaweynuhu wuxuu Dowladdiisa Tiirdheaad u ah Wasiiro Qurbajoog ah iyo Wasiiro uu Daacadnimo biday waxa soo raaca beelaha Mucaaradka ahaa iyo Somaliland Barigeeda o dhawaan iyagana loo Sed kordiyay markii ay Nabadgelyo ay qaateen oo ay kooxohii Nabad diidka so xereeyeen .

 

 

Dowladdii Koobnayd wey balaadhatay iyada oo Maslaxad Somaliland oo Nabad lagu dhaqo iyo Midnimada Dalka iyo Dadka JSL oo qudha la tixgelinayo , Halkaas waxaa ka cad inaan Madaxweynuhu kala jelayn oo aanu Qabiili ahayn waayo Qabiilkiisa iyo Kuwa Habarxabuushta ah ee uu Dulmay ayu u Sed kordhin lahaa oo haatan ay Mucaaradka ku biireen ,Qaar kale na Walaac badan iyo Waxqabad la´aan Degaanka  habar Xabuushta H/ Jeclo oo 10 Degmo oo waiting list  Waxqabadka  Dowladda 3 sannadood  uGu jiray ,Xildhibaanada beelweyntaa ninka Cal Mareexaan la yidhaahdo aya u tirsan o inu Degaankiisa Xusuusto jecel ,Nin labaad garan maayo  2 Goleba !,

 

 

Tijaarta Burco  Hargeysa ayay u guureen Ilma Indhadeero oo qudha aya Burco aaminsan iyo Neeshii ay kazoo aflaxeen !,C aasimadda iyo Dekedda ayay Dhistaan oo Aduunkooda geliyaan ,Burcana wa laga raystay baa la yidhaahdaa !.,

 

waayo Taajir Qarran buu u dalacay oo Qabiilkii ayuu ka xanaaqayaa !,.Sidaas Axmed Siilaany uu uGu dalacay Madaxweyne Qarran oo Qabiilka uga dalacay ayay u dalaceen !. Bari JSL waa dulmanyahay , oo wa a guuray  !.

 

 

JSL na Qabiilkii wa laga guuray oo Qabiil midaysani majiro Axsaabta Siyaasadda ayaa kala qaybisay , Mucaarad iyo Muxaafad Qabiilka ma midayn katraan ee way kala qaybinayaan  ,markaasay Dowladda wax saarayaan iyo kuwa Muxaafidka ah !.,Shir Beeleed lagu guulaysankaraa  waa Mustaxeel oo Siyaasadda iyo Masaalaxa aya kala qaybsanaan abuuraaya !.

 

 

Dowladda Hala shaqeeyo o hala toosiyo oo Mucaradku Mid Caafimaad qabada oo wax toosinaya ha noqdo ,oo mucaarad iyo munnafaq hala kala saaro ,yaan la isku qaldin!.

wa Billahi Towfiiq,

By Mr. Osman Ismail  Jama{Belel}.

Abu Dhabi, UAE.