Ogeysiis Muhiim Ah: Soo Dhaweynta Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Cadaallada Iyo Daryeelka UCID Aqoon Yahan Jamaal Cali Xusseen

 

OgeysiisSalaasa, Sept 24, 2013 (Togaherer)-Waxaanu Ogaysiinaynaa Dhamaan Dadwaynaha Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Wadamada Scandinavianka

Gaar ahaan Sweden:- In Uu Musharaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga UCID, Mudane, Jamaal Cali Xusseen• Booqasho Rasmi Ah Ku Iman Doono Wadanka Sweden Maaalinta Khamiista 9/26/2013.

 

Maalinta Khamiista 9/26/2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Doonaa Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Stockholm Iyo Hareeraheed.

Maalinta Jimcaha 9/27/2013 Saacadu Markay Tahay 19:00 Ama 7 PM Waxa Uu La Kulimi Doonaa Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Caddaalada Iyo Daryeelka UCID.

Maalinta Sabtida 9/28 /2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Kulmi Doonaa Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Sweden Gaar Ahaan Magaalada Jönköping Iyo Hareeraheed Iyo Cidii Soo Gaadhi Karta.

 

Maalinta Isniinta 9/30/2013 Saacadu Markay Tahay 11:00 Ama 11 AM Waxa Uu La Kulimi Doonaa Xisbiga Social-democractic-partyga Laantiisa Magaalada Jönköping.

Halkaas Oo U Ku Dhageysan Doono War Bixino.

 

Maalinta Isniinta 9/30/2013 Saacadu Markay Tahay 13:00 Ama 1 PM Waxa Mudane Musharax Jamaal Cali Xusseen Jeedin Qudbad Aad U Dheer Oo Ay Dhageysan Doonaan Ilaa 120-150 Qof Oo Swedish Ah Oo U Badan Masuuliyiin SarSare.

Maalinta Salaasada 10/01/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Xubno Ka Socda Baarlamaanka Wadanka Swedn.

5- Maalinta Arbacada 10/02/2013 Saacadu Markay Tahay 18:00 Ama 6 PM Waxa Uu La Hadli Kulmi Doonaa Dad Weynaha Reer Somaliland Ee Ku Nool Koonfuta Sweden Skåne , Kulankuna Waxa Uu Ka dhici Doonaa Magaalada Maalmö

Maalinta Arbacada 10/02/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Xisbiga Social Democractic Party ga Qaybta Arimaha Dibadda.

Maalinta Khamiista 10/03/2013 Waxa Uu Caasimada Stockholm KuLa Kulmi Doonaa Saraakiil ka Socda Hayada Deeq Bixin SIDA.

Ka soo qayb Gal wanaagsan:-

 

Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh Guddida Qaban Qaabada.

Xildhibaan Ifrax Cali Kirix Tel:0735528083

Dr Ibraahim Cali Kirix Guddoomiyaha Sweden Ee Xibiga UCID.07031888406

Sitiin Muumin Roobleh. Guddoomiyaha Stockholm Ee Xibiga UCID.0737274442

Saynab Cali Guddoomiyaha G/Haweenka Sweden Ee Xibiga UCID. 0736276316

 

 

Faisal Cadami

UCID-Media Group

Stockholm