Safiirka Soomaliya u Fadhiyi Doona wadankan Britain oo Hawshisii si rasmiya U bilaabi donaa iyo qurbejoog oo kulankii u horeyey la qadatay

london 03Sep13(SM) Safiirka Soomaliya u fadhiyi doona wadankan UK   Dr. C/llaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa dhawaan bilaabi doona shaqadiisii safiir nimo isaga oo dhawan soo gadhay wadankan Uk , shabakada wararka ee qurbejoog.com oo goob joog ka ahayd huteelka uu ka dagan yahay safiirku isaga oo u waramaya saxafada qayb ka mida ayaa waxa uu sheegay in shaqadii safaraada ay dhawaan bilaabi donaan ,safiirka ayaa noqonaya safiirkii u horeyey mudo 22s sano oo ay  soomaliya ku jirtay dhibaato uu noqdo safiirkii u horeyey ee yimaada ,jaaliyada somaaliya ayaa ku jirta diyaar garaw soo dhawaynta safiirka cusub ee Dr Cabdilaahi Maxamed Sambaloolshe, safiirka ayaa u mahad caliyeyey shabakada qurbejoog oo noqonaysa shabakadii u horeysa ee la kulanta safiirka Somaliya u Fadhiya wadankan Britain.IMG-20130903-WA0007IMG-20130903-WA0004

 

Salaanmedia/London