TACSI…INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

As/Alykum
 Tacsi
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
Dhamaan Madaxds, Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga Waddani guud ahaan iyo gaar ahaan Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga Laantiisa UK waxay Tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan Marwo Amaal Diiriye “Amaal Cabaade” oo walaalkeed xalayto ku geeriyooday Waddankan Ingriiska.
Marxuumka waxaanu Illahay uga baryaynaa inuu dembigiisa dhaafo, Hoy uu ku nastana uga dhigo Janooyinkiisa Macaanka badan. Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtiisiina Samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aaaaammmiiin……. aaaaammmiiin. ……. Aaaaammmiiin.
Afhayeenka Xisbiga Waddani
Laantiisa UK
Mudane Qasim A Saleebaan
London.