Tacsi ku socota..CAAQIL CAWIL DIRRIR Iyo DAAHIR CILMI oo ku geeriyooday Hargaysa

A
A

Dhamaan dadkan hoos ku qoran oo kusugan wadanka UK waxay Tacsi uddirayaan qoysaska iyo qarabada ay ka geeriyoodeen Alla ha unaxariistee CAAQIL CAWIL DIRRIR Iyo DAAHIR CILMI  oo  loo yaqaanay Daahir baadari oo labaduba ku geeriyoo deen magaalada hargaysa waxaana ay labada marxuum ilaahay uga baryayaan inuu jandii farduusa kawaraabiyo dhamaan teena samir iyo iimaan inga siiyo  AAMIIN AAMIIN
AAMIIN !!!

Iiman maxamed ciise
Siciid yuusuf faarax yare
Sheekh cali
Xuseen axmed  cadaan
Maxamed jaamac dhawte
Mukhtaar maxamud indha case
Asad daahir huruuse
Maxamud kisre
Saleeban maxamed maxud  (sanyare)
Ismail jamac askar  (casaan)
Nuux cabdi shire ( xiiray)
Siciid aadan liibaan
Liibaan yuusuf liibaan
Maxamed cabi liibaan
Saalax axmed kooreeye
Axmed cawil ismail

Aadan faras cade
Ismail salax yasiin burale
Ibrahin muse yasiin burale
Boos axmed qayla weyne
Shaakir suldaan cabdi riwaaye
Saalax xirsi ducaal
Faarax xirsi guuleed
Xuseen jaamac xagar
Jaamac maxamed nuur
Ibraahin maxamud (computer)
Axmed shire
C/qaadir xasan samatar
Maxamed dubad samater
Ismail cambaashe
Faarax xuseen cambaashe