Hargeisa(SM)-Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa manta duu duub u ansixiyay Reerka Wadooyinka Oo DHawaan Uu Golaha Hor Keenay Wasiirka madaxtooyada JSl Xirsi Xaaji Cali Xasan
Iyadoo Mudayaasha Qar Ka Mid Ahi Hore Iskugu Gacan Qaadeen Iyadoo Mucaaridku Badankiisu Diidanayahay
Mudayaasha Golaha wakiilada ayaa saaka ku waabariisty Qaybo Kala gadisan yadoo inta badna oo muxaafidii ay Ansixiyen halka Inta tirada yare e Mucaridkii Ka Dhiidhiyeen Xeerkan oo Nusqan Ku Ah Danyarta Ku Xamaalata Baaburta Magaalooyinka Somaliland.
Fadhigan Saaka ayaa waxa ka soo xaadiray 70 Xildhibaan Waxana Cod Gacantaaga ah Loo Qaaday mudanayaasha waxana diiday 8 Mudane Oo ka ka gaabsaday inay xeerkaa ansixiyaan halka 58ka kalena ay duuduub u ansixiyeen.
Geesta kale waxa saaka loo balan sanaa in Xisbiga Waddani iyo Ucid ay mudaharad ka dhigaan xarunta Baarlamaanka hortiisa ilaa madaxtooyada iyadoo loo diiday inay mudaharaadan lana xidhay wadadasi hor marta Baarlamaan ilaa madaxtooyada.
Xeerkan loo codeeyey ayaa ahaa mid ay mucaaridku aad uga soo horjedeen tasoo ay ku macneeyeen in uu yahay mid bulshada culeys weyn ku keenaya.
Dhenaca kale waxa aad loo adkeeyey amaanka magaaladda Hargaysa iyada oo laga baqaayo in uu mudaharaad magaaladda ka bilaabmo.
Wixii kasoo kordha lasoco Salaanmedia
Salaanmedia/Hargeisa