”Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali nin aan aqoon ayuunbaa ka qaylinaaya, Waxaan u aqanaa nin aad u wanaagsan oo karti badan leh” Sheekh Cabdilaahi Cismaan Guddomiyaha Bazeera Training Centre Neasdon & Southall London.

 

Sheekh Cabdilaahi Cismaan  waa Gudoomiyaha Bazeera Training Centre Neasdon & Southall London, Waxa uu xarun waxbarasho ku leeyahay magaaladda London gaar ahaan xaafadda Neasdon iyo Southall ee galbeedka magaalada.Waxa uu sheekhu dagan yahay magaaladda London,Waxa uu dhawaan ku tagay safar Somaliland oo uu dhawaan uun kasoo noqday,Waxa intii uu safarkiisa ku jirey uu soo idho-idheeyey xaalada guud ee dalku ku sugan yahay,Waxa uu iiga waramay waxyaalihii uu kusoo arkay Somaliland iyo weliba dhinaca Siyaasadad iyo arimaha Waxbarashada.

Daawasho wacan