Wasiirka mataxtoyadu cashuurta uu horkeenay golaha wakilada waxay saarantahay dadwaynaha sicir bararku aafeeyay hadii golaha barlamaanku ishotaagi

0

Magacaagu yuu noqon mid xumaan kamarakaca

Sida macawisaha qaarba mid maalin yuu xidhan
Hadba kii muraadleh hawga dhigin maqaarsaar
Maalin waxaad dhandhamisiyo mijin qaada howdhiman
Maskaxdaadu yay noqon maqal lagulaleyahay
Yaan toban muftaax iyo lagu furan masaabiir
Maalmaha danbeeyiyo waxa maqana faalee
Maansadani. Wuxay kamid ahayd. Maansadii. (Mulaax)
Abwaankii waynaa ilaahay naxariistii jano. Haka waraabiye. (Ibraahim saleebaan. Ibraahim gadhle )
Hadaba hadaan qormada mawduucayga udhaadhaco
Waxa dhawaan wasiirka madaxtooyada. Mr. Xirsi cali
Uu horkeenay. Baarlamaanka. Cashuur kordhin. Uu kusheegay. In lagu kordhiyo. Gaadiidka isga gosha magaaloyinka. Ee dadwaynuhu. Ukala raaco magaloyinka
Iyo. Xoolaha nool ee wadanka laga dhoofiyo.
Hadaba arinkan oo ah arin xasasiya. Baarlamankuna ay kukala qaybsamaan. Waliba ay gaadhay. Gacan kahadal ay gacmaha isulatagaan. Dood badana kadhaliyay. Shicib waynaha somaliland. Debed iyo. Gudaba.
Suaashu. Waxay tahay. Wasirka madaxtoyadu. Goaankan arxandarada ah ee uu jeebkisa kalasobaxay. Doonayana in khasnadaha wasaradisa uu ku urursado.
Matahay. Mid kuhaboon. In baarlamanku. U ansaxiyo ?
Watalabaade. Wasiirku. Maka fiirsaday. Markuu leeyahay. Waxaan kukordhinayaa. Gaadiidka iyo xoolaha.
In. Gaadiidka. Waxaraacaa ay yihiin. Dadwaynaha. Aan dhaqaale iyo. Shaqo midna haysan.
Wasiirku. Maka fiirsaday. In xoolaha nooli yihiin. Shayga kaliya. Aynu ka iibino. Caalamka. Isla markaana yihiin. Lafdhabarta. Shacabka. Miyi. Iyo magaalaba.
Isla markaana. Ay aafo wayn ukeenidoonto. Nolosha. Dadwaynaha.
Jawaabtu. Waxaweeye. Wasiirku. IsagOon dankalahayn. Arimahaas. Oodhan. Ayuu usoo badheedhay. Siduu. Uu. Uga marsanlahaa. Baarlamaanka. Dhaqaale. Maalaayin doolaara. Ookasoogala. CashUurtan. Uu kaga dhawajiyay. Khasnadaha. Madaxtooyadana uga buuxsanlahaa. Waqtiga yar. Ee ugahadhay. Doorashoyinka. Madaxtooyada.
Hadaba waxaan halkan mahadnaq ugasoo jeedinayaa mudanayaasha barlamanka. Eekadhiidhiyay. Goaankan arxandarada ah ee wasiirku horkeenay.
Kuwa. Usacaba tumayana. Waxaan leeyahay .
Magacaagu yuunoqon mid xumaan kamarag kaca.
Hadba kii muraad leh. Hawga dhigin maqaarsaar
Maalin waxaad dhandhamisiyo mijin qaada hawdhiman.
Digniintuna. Waxay. Tahay. Haday. Xukuumadu. Aanay. Kaxishoonayn. Goaamada. Ay doonayso. Inay. Dhaqaale. Kaga raadsadaan. Dadkii soodoortay. Ee ay ahayd. Inay. U raadiso. Ama usamayso. Shaqooyin iyo. Maalgashi.
In. Ay. Iman doonto. Gadood. Shicibka. Ah.
Baarlamaankana. Waxaan leeyahay. Hadaad in uun damiir leedihiin. Waaa. Inaydun. Gufuurka ku dhufataan.
Kuna diidaaan. goaankan.
Walaahu waliyu tawfiiq.
Qoraa – ahmed suleiman. Lababaale
Xamse30@hotmail.com