Madaxweynaha Somaliland Iyo Dhammaan Madaxda Dalka Oo Ka Hadlaysa Munaasibada Ciida

(SM:Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka kula ciiday Kumanaan shacbiga reer Somaliland ah Masjid jaamaca weyn ee Hargaysa