Daawo Muqaal: Gabadh Soomaaliyeed oo uu guursadey nin Turkish ah oo aroos cajiiba ah loo sameeyey.

Warbaahinta dalka Turkiga ayaa aad ugu hadlay mid ka mid ah Shaqaalaha Hay’addaha samafalka ee Turkiga oo 19-kii bishan ku guursaday Muqdisho gabadh Soomaaliyeed, guurkaasoo shacabka Muqdisho ay ku tilmaameen mid bog cusub u furay shacabka labada dal iyo xidhiidhka cusub ee dhinaca guurka.

Inanka (Wiilka) Arooska ah oo lagu magacaabo Muhamet Birlik iyo xaaskiisa ayaa xafladii Muqdisho mid la mid ah ku dhigtay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyagoo faraxsan ayey ka ciyaareen sida muuqaalkaan aad ka aragtaan, iyagoo labadooda ka muuqday wejiyadooda farxad aan lasoo koobi karin ee nala daawo Muuqaalkani.

Halkan ka daawo muuqaalka