”Ma Qaranbaynu Noqonaa Mise Qabiil baynu Qaadanaa” gundhiga hadalka iyo doodu ka bilaabmaysay…
Kulan Xalay ka dhacay Galbeedka Magaaladda London oo ay soo abaabuleen ururka SSUK ee uu hogaaminaayo Cabdale Salim oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah, Kulanka Xalay 30.9.13 oo ka saabsanaa Wacyi galinta qabyaaladda oo si xun loo isticmaalo,Waxa kasoo qayb galay dad fara badan oo ka kala socday dhalinyaro,Aqoonyahan,Odayaal iyo wariyayaal ka hawlgala warbaahinta kale duwan.
Waxa aan Insha Allah idiin soo gudbin donaa kulanka oo muqaal ah dhawaan. Lasoco qaybtayada Danbe… Dhawaan.
Salaanmedia/London
Salaanmedia/London
info@salaanmedia.com