Daawo Muqaal: Soomaligii soo abaabulay Weerarkii Westgate oo la ogaaday “War Xasaasi”

Nin dhnyaro ah oo lagu magacaabo Abdulkadir Mohamed oo ka yimid Wadanka Mareykanka ayaa la sheegay in uu ahaa Horjoogihii soo Abaabulay Weerarkii Mall-ka ganacsiga ee Westgate waxaa warbixin dhinacyo badan taabaneyso Iyo Nolashiisa ka diyaarisay Tv-ga BBC-da.


Abdukadir ayaa la sheegay in uu ahaa Horjoogihii Weerarkii lagu baaba’ay ee Suuqa Ganacsiga Westgate waxaana wariyihu soo qaadanayaa Muuqaalo kala duwan oo ku saabsan Muuqaalka Abdulkadir Mohamed ee nala Daawo waxuuna warbixinta ku jirta in uu isticmaalay Daroogo Abdulkadir.

Salaanmedia.com/Moqdisho