Daawo muuqaalka: masaajdika Daaruslaaam oo ah masaajid ay Soomaalida degan London iibsadeen oo horumar weyn sameeyey.

Tan iyo intii ay xilka qabteen maamulka cusub ee masaajidka Daarusalaam aya waxay uma Soomaliyeed ee dagan galbeedka Lodon u soo hooyeen guulo farabadan. 

Daawo muuqalka: masaajidka Daarusalaam oo ku tilaabsaday horumar farabadan
Guulahasi waxa kamdi ah in masjidka lagu dhigan karo nikaaxyada si waafaqsan diintena suuban iyo sharciga u yaalo wadankan iyo in dhalinyada masjaadka lagu bari doonoo dinta Islaamka lacag lanan iyo in qeybta meydadka laga hirgali doono masaajidka dhawaan.
 

 
 Iyadaoo Soomaaliada dagan UK ay dhib weyn ku qabi jireen marka  ay isgursdan iney raadasadaan shahaadada cadeunta iney is guuraden iyo in kale hadabo maamulka Daaruslaam ayaa dadweynaha Soomaaliyeed ugu bishaareynaayo inmey nikaaxyadooda ku qabsadaan gudaha masjidka si waafaqsan sharecada Islamaka & sharciga guurka ee u dagsan wadankan Uk.
Sido kale guuha uu masaajdka Daarusalam gulaha uu soo hooyay waxaa kamid ah in loo ogoladay in hada kaidb lagu dhaqi doono meydadka isla markana salaada janaasada lagu tukan dono gudaha masjidka 
 
 
Ugu danbeyntiine maamulka sare ee Masaajid Daaruslaam waxay umada Soomaaliyeed <strong><span style=’color:red’> ee Qeyrka jecel </span> ka codnayaan iney  ka qeyb qaatan bixinta lacag dhan <span style=’color:red’>  £4000 Afartan Kun oo Pound  </span></strong> taas oo lagu doonaayo in lagu hirgaliyo qeybta dhaqida meydadka, Ambalaaskii qaadi lahaa meydadka iyo finijeerki lagu heynlahaa meydadka si aan u uri inta laga aasaayo.
Hadabo warbixintani oo faahfaahsan halkan hoose ka daawo.
Salaanmedia/London