Daawo Ruwaayad Laga Sameeyey Musuqmaasuqa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo

Oct 6, 2013 Hargeysa(SM) – Ruwaayad aad u xiisa badan oo laga sameeyay Musuqmaasuqa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo baryahan dambe shacabku carabka ku hayaan.